View Prayer Request
Date:
 10-13-2012
Time:
 02:25:00 PM (UTC)
Requester:
 Super User
Topic:
 Prayer

 
Prayer Request
Soomaalida Masiixiyiinta ah oo silic badan iyo dhibaato badan lagu hayo Soomaaliya dhexdeeda, waddammada deriska la ah iyo meelo kale oo adduunka ah. {Pray for the Somali Christians as they face intense persecution from other Somalis}.
U soo ducee Soomaaliya inuu Ilaah nabad ka dhigo, oo dhibta ka dul qaado. {Pray for lasting peace in Somalia}.
U soo ducee madaxda cusub ee Soomaaliya inuu Ilaahay ilaaliyo, oo ay waddanka ku dhaqaan caddaalad iyo xaqnimo. {Pray for the new leaders of Somalia: that God may protect them and will give them wisdom that they rule the country justly}.