Get Involved Today!
|
Register
Print
Email

SOMALI BELIEVERS FELLOWSHIP


Kuwa Aanu Nahay:

Waxaanu nahay Soomaali Masiixiyiin ah oo ay ujeeddadooda koowaad tahay inay Soomaalida kale la qaybsadaan Injiilka Sayid Ciise Masiix (Warka Wanaagsan).

In kasta oo ay SBF soo dhoweyneyso taageerada xagga ruuxa iyo ta xagga jidhka ah ee walaalaha kale ee Masiixiyiinta ah, haddana SBF ma hoos timaado kaniisad iyo hay’ad Masiixi ah midkoodna.

Ujeeddada SBF waxaa lagu soo koobi karaa laba qodob: ka koowaad waa inaan Soomaalida kale gaadhsiino Injiilka Ciise Masiix (Warka Wanaagsan), annaga oo addeecayna amarkii Sayidkeena ee ahaa inaynu xer samayno (Matayos 28:19).

Ujeeddeena labaadna waa inaan dhiirigelino oo dhisno Masiixiyiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba (1 Tesaloniika 5:11).

Who We Are and Our Vision:

We are Somali Christians whose sole purpose is to share the Good News of Jesus Christ with their fellow Somalis. Although we welcome the fellowship and the support of our Christian Brethren we are not affiliated with any Christian denomination or mission group.

Our vision can be summed up with these two points: Firstly, to share the Good News of Jesus Christ with other Somalis in obedience to our Lords’ command to make disciples (Matthew 28:19).

Secondly, we are committed to encourage and build up the Somali Christians wherever they might be living (1 Thessalonians 5:11).

 

Menu

Bible Verse of the Day



Your support changes and saves lives today

S5 Box

Register

*
*
*
*
*
*

Fields marked with an asterisk (*) are required.